Wararkii Ugu Dambeeyay Kulankii dhax maray Axmed Madoobe iyo Beesha Caalamka (Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland gaaray Wakiilo katirsan Beesha Caalamka uu hogaaminayay Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mr. James Swan. Wakiilada Beesha Caalamka ay ku jireen Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolás Berlanga Martínez iyo Safiirka Talyaaniga ayaa loo galbiyay Madaxtooyada Jubbaland, waxaana halkaasi ku qaabilay … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Kulankii dhax maray Axmed Madoobe iyo Beesha Caalamka (Sawirro)